Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Askari ilaalo ka ah Villa Somalia oo lagu eedeeyey dilka xaaskiisa


Muqdisho

Saddex habeen ka hor, waxaa magaaladda Muqdisho lagu diley Sahra Cismaan Hire, oo ahayd hooyo leh uur 8 bil ah.

Dilka hooyo Sahra ayaa waxaa lagu eedeeyey ninkeeda oo ka tirsan ciidamada Ilaalada ka ah madaxtooyada Soomaaliya.

Ninka dilka geystey ayaa la sheegay in muran dhex-maray isaga xaaskiisa uu keenay inuu xabad ku dhufto.

Haddaba, Cabdirisaaq Aadan Faarax (Suuufi) oo adeer u ahaa Sahra Cismaan, ayaa asagoo ku sugan magaalada Kismaayo VOA u sheegay inay dowladda ka codsanayaan inay askarigaas qabtaan oo ay xiraan.

Sahra Cabdi Axmed ayuu u warramay Cabdirisaaq.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:55 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG