Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Degmada Waajid oo weli ku jirta go’doonka Al-Shabaab


Shabaab

Degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa muddooyinkan dambe ku jirtey go’doon ay galiyeen kooxda Al-Shabaab, oo ku xooggan gobolka.

Nolosha dadka deegmadaas ayaa halis badan ku jirtey, ayada oo magaalada aysan soo geli karin gaadiidka, taasi oo diiday in badeecadaha lasoo geliyo magaalada.

Si kastaba, waxaa iminka degmada soo hagaagaya adeegyadii Bulshada xili wali ay tahay go’doon in ka badan hal sano.

Waribixintan waxaa Baydhabo kasoo direy wariyaha VOA Mukhtaar Maxamed Catoosh.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:16 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG