Hay’adda la-dagaalanka HIV/AIDS ee Puntland ee loo soo gaabiyo PAC ayaa sannadkan soo kordhisay qorshe dadka ay isaga baari karan Virus-ka iyagoo jooga guryahooda.
Arrintan ayaa qayb ka ah olalaha looga hortagayo faafidda cudurka oo weli jirta, xilli shalay loo dabbaal-degay maalinta caalamiga ah ee la-dagaalanka cudurka.
Weriyaha VOA Nuux Muuse Birjeeb ayaa arrintaan ka waraystay agaasimaha hay’adda PAC Cabduqadir Maxamed Axmed.
Facebook Forum