Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyey xaaladda Bacaadweyne


Ciidamada
Ciidamada

Xaaladda degamada Bacaadweyne ayaa deggan ka dib dagaalo xooggan oo Isniintii halkaas ka dhacay, kuwaas oo dhex-maray Al-Shabaab iyo shacabka.

Dagaaladan ayaa ka dhashay weerar ay kooxda Al-Shabaab ku soo qaaday degmada, ayada oo kadibna dadka degmada ay ku biireen dagaalka si ay u gacan siiyaan ciidamada dowladda.

Dowladda Soomaaliya ayaa shalay sheegtay inay bogaadineyso shacabkii dagaalka ka qeyb qaatay, oo ay sheegtay inay tusaale cad u tahay “in haddii shacabku ciidanka garab istaagaan si fudud lagu joojin karo weerarrada iyo dhagarta cadawgu usoo maleego Ummadda Soomaaliyeed.

Wararkii ugu dambeeyey xaaladda Bacaadweyne, waxaa warbixintan kasoo diray Cabdiwaaxid Macallin Isaaq.

Wararkii ugu dambeeyey xaaladda Bacaadweyne
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:21 0:00



XS
SM
MD
LG