Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ganacsatada Boosaaso oo joojiyey isticmaalka Shillin Soomaaliga


Ganacsatada suuqyada magaaladda Boosaaso ayaa qaarkood waxay joojiyeen isticmaalka Shilin Soomaaliga kadib markii maalinimadii shalay uu Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni uu soo saaray qoraal uu ku joojiyey in Shilinka Soomaaliga canshuurta dowladda looga qaado dekedda Boosaaso.

Arrintan ayaa waxay saameyn ku yeelatay dadka ku tiirsan isticmaalka lacagta Soomaaliga, gaar ahaan ganacsatada iibiya qudaarta, miraha beeraha, waratada, barakcayaasha iyo dadka aan dhaqaalaha buuran haysan.

Weriyaha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa warbixintan kasoo dirtay Boosaaso.

Ganacsatada Boosaaso oo joojiyey isticmaalka Shillin Soomaaliga
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:09 0:00


XS
SM
MD
LG