Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay Al-Shabaab u beegsataa goobaha dadweynaha?


Weerarkii Gelato Divino
Weerarkii Gelato Divino

Waxaa maalintii Jimcaha weerar qarax ah lagu dilay dad u badan dhallinyaro aqoonyahano ah oo ku sugnaa maqaayad jallaatada laga cuno oo ku taalla agagaarka KM4 ee magaalada Muqdisho.

Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qaraxaasi. Weerarrada lagu qaado goobaha dadweynah ayaa aad ugu soo noq-noqda magaalada Muqdisho.

Axmed Cabdulahi Maxamed “ Kaboole” oo ah xildibaan ka tirsan golaha degaanka ee magaalada Stockholm ee dalka Sweden, islamarkaana bartay arrimaha amniga ayaa sheegaya in weerarrada lagu qaado goobaha dadweynaha ay ka mid tahay qaababka dagaalka ee argagixisada.

Caasho Ibrahim Aden oo kula xiriirtay Khadka taleefanka ayuu u faah-faahiyay qaabka looga horagi karo dhacdooyinka noocaas ah.

Maxay Al-Shabaab u beegsataa goobaha dadweynaha?
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:23 0:00


XS
SM
MD
LG