Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xaaladda cudurka Coronavirus ee caalamka sanad kadib markii uu cudurkaas ka dillaacay dalka Shiinaha kuna faafay caalamka intiisa kale. Waxaa barnaamijka soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.
Facebook Forum