Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Diiwaangelinta codbixiye-yaasha oo ka billaabatay Somaliland


Wajigii koowaad ee diiwaangalinta codbixiye-yaasha Somaliland ayaa shalay oo Axad ahayd ka bilaabantay gobolka Awdal iyo degmooyin kale, waxaanay goobaha ay shalay ka billaabantay diiwaan -alintu socon doontaa ilaa labada bisha December ee soo socota.

Diiwaan-galintan ayaa looga dan leeyahay sidii ay Kaadhadhka cod-bixinta u qaadan lahaayeen dadkii aan hore isku diiwaan galin iyo dhalinyarada qaan gaadhka noqotay intii ka dambaysay doorashadii madaxtinimo ee bishii November, sanadkii 2017 ka qabsoontay Somaliland.

Gudiga doorashooyinka Somaliland ayaa gobollada iyo degmooyinka u qorsheeyay in ay diiwaan galintani ka socoto qayb kasta muddo 4 maalmood ah.

Sahra Ciidle Nuur, ayaa warbixintan arimahaasi ku eegaysa.

Diiwaan Gelinta Codbixiyayaasha Soomaaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:13 0:00


XS
SM
MD
LG