Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Odayaasha Koonfur Galbeed oo baaq kasoo saraay doorashada


Odayaasha Koonfur Galbeed
Odayaasha Koonfur Galbeed

Odayaasha dhaqanka Koonfur-Galbeed Soomaaliya ayaa baaq siman u jeediyey musharaxiinta madaxtinnimada dalka iyo dowlada Federaalka Soomaaliya.

Labada dhinac ayaa isku haya doorashada madaxweynaha Soomaaliya, ayada oo musharaxiinta mucaaradka ay kasoo horjeesteen guddiyo doorasho oo ay dowladda magacowday.

Odayaasha Koonfur Galbeed ayaa ugu baaqay labada dhinac
Inay si nabad ah ku dhacdo doroashada.

Waxay hadalkan jeediyeen kadib markii ay kulan la yeesheen madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo haatanna ka mid ah musharrixiinta doorashada soo socota, islamarkaana socdaal ku tegay magaalada Baydhaba.

Mukhtraar Maxamed Catoosh ayaa warkan kasoo diray Baydhaba.

Odayaasha Koonfur Galbeed oo baaq kasoo saraay doorashada
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:13 0:00


XS
SM
MD
LG