Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka Dhageystaha: Cabdirashiid Khaliif Xaashi


Wicitaanka Dhageystaha
Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha, waxa uu toddbaadkan ku saabsan yahay muranka ka taagan doorashada Soomaaliya, kadib markii musharaxiinta mucaaradka ay shuruudo ku xireen ka qeyb-galka doorashada, ayaga oo saluugsan qaabka ay wax u waddo dowladda federaalka.

Barnaamijka waxaa marti ku ah agaasimaha machadka daraasaadka ee Heritage ee magaalada Muqdisho Cabdirashiid Khaliif Xaahsi. Waxaa barnaamijka daadihineysa Sahra Cabdi Axmed.

Wicitaanka Dhageystaha
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:22:39 0:00


XS
SM
MD
LG