Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaaliya: Aqoonyahanada soo baxaya oo ka badan shaqooyinka


Muqdisho
Muqdisho

Sida lagu sheegay daraasado horay ay usoo saareen hay'ado maxalli ah oo darsa waxbarashada Soomaaliya, waxaa sanad walba ka baxa Jaamacadaha dalka kummaan aqoonyahan oo dhallinyaro ah, kuwaas oo aan badi helin shqooyin.

Sababta dhallinyaradaas aysan u shaqo helin ah ayaa ah ayada oo dalka ay shaqo la'aan xooggan, maadaama dalka uu sanado badan dib u kabasho ugu jiro colaadihii sokeeye ee wakhtiga dheer ka jiray.

Hase yeeshee arrinta walaaca leh ayaa waxay tahay in iyadoo fursadaha shaqo ay aad u koobanyihiin haddana in xaddiga aqoonyahanka soo baxaya uu aad u kordhayo.

Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray weriyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow.

Soomaaliya: Aqoonyahanada soo baxaya oo ka badan shaqooyinka
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:46 0:00


XS
SM
MD
LG