Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Aas Wadar ah oo loo Sameeyay Dhallinyaradii ku Dhintay Weerarkii Muqdisho


Waxaa maanta Muqdisho lagu aasay dhallinyaradii ku dhintay qaraxii xalay fiidkii ka dhacay makhaayad jalaatada laga cuno oo ku taalla agagaarka KM4.

Kooxda al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qaraxaasi.

Dhallinyarada geeriyooday ayaa ka mid ahaa kuwo ugu firfircoonaa ee ka dhex-muuqday bulshada Muqdisho. Saaxiibadii aadka ugu dhowaa dhallinyaradan ayaa dareen xanuun badan ka muujiyay geerida geeridooda.

Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan ka soo diray.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:48 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG