Isku xirrada

War Deg-Deg ah

VOA oo kulan dadweyne ku qabatay Garoowe


Kulanka VOA ee Garoowe

VOA ayaa magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ku qabatay kullan dadweyne oo ku saabsanaa wadiiqooyinka lagu horumarin karo noolasha barakacayaasha, kaasi oo ay ka qaybgaleen dad badan oo madashaa lagu casuumay.

Wariyaha VOA-da Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan Garoowe ka soo diray.

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:43 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG