Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kumuu ahaa Diego Armando Maradona?


Xiddigii kubadda cagta ee dalka Argentina Diego Maradona ayaa shalay geeriyooday kadib markii wadanaha uu istaagay, sida uu sheegay qareenkiisa.

Maradona oo 60 jir ahaa, ayaa dhowaanahan xaaladdiisa caafimaad ay liidatay, ayada oo qalliin looga sameeyey maskaxda, dhowr toddobaad ka hor.

Maradona ayaa Argentina kula guuleystay koobka kubadda cagta adduunka ee 1986-kii, markaasi oo cayaartii ugu dambeysay ay kaga adkaadeen Germany.

Cabdulqaadir Maxamed Mursal ayaa warbixintan ka diyaariyey taariikh nololeedkii Maradona.

Kumuu ahaa Diego Armando Maradona?
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:39 0:00


XS
SM
MD
LG