Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Al-Shabaab oo dilay toddoba qof oo isku qoys ah


Shabaab

Wararka ka imanaya Goboka Bakool ayaa sheegaya in maleeshiyaadka Al-Shabaab ay xalay weerar ku qaadeen guri ku yaalla degmada Waajid, halkaasi oo ay ku dhinteen toddoba qof.

Dadka dhintay ayaa isugu jiray hooyo iyo aabe, iyo caruurtooda, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta gobolka oo cambaareeyey weerarkan lala beegsaday shacabka.

Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan kasoo diray magaalada Baydhaba.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:29 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG