Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa ka cusub shirka musharaxiinta ee Muqdisho?


Shirka Muqdisho

Shirkii musharraxiinta madaxweynenimada qaarkood uga socday magaalada Muqdoshu ayaa socda maalintii shanaad, iyadoo weli aysan kasoo bixin go’aanno kama-dambays ah.

Musharraxiinta ayaa horey u sheegay inay diiradda saari doonaan arrimaha doorashada dalka ka qabsoomaya, oo ay saluugsan yihiin habka loo maamulayo.

Waxaa iyaguna jira baaqyo soo baxaya oo ugu yeeraya dhinacyada in heshiis laga gaaro muranka.

Seynab Abuukar ayaa warbixintan kasoo dirtay Muqdisho.

Maxaa ka cusub shirka musharaxiinta ee Muqdisho?
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:38 0:00


XS
SM
MD
LG