Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Al-Shabaab oo gubay baabuur waday badeeco


Shabaab

Maleeshiyaadka ururka Al-Shabaab ayaa la sheegay inay gubeen baabuur badeeco u wadday magaalada Xuddur, taasi oo saamaysay sicirka cuntooyinka.

Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan kasoo diray magaalada Baydhaba.

please wait

No media source currently available

0:00 0:01:45 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG