Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Duufaanta Gati oo ku dhufatay qeybo ka mid ah Puntland


Wararka ka imanaya degaannada Waqooyi Bari ee maamul goboleedka Puntland ayaa sheegaya inuu jiro khasaare laxaad leh oo ka dhashay roobab iyo duufaanno is wata oo ku dhuftay degaannadaasi saacadihii lasoo dhaafay.

Duufaantan oo lagu magacaabo Gati ayaa gobolkaasi soo gaadhay habeen hore.

Deegaanada qaarkood ayaa waxaa laga soo werinayaa inay jiraan khasaare isugu jira dhimasho dad iyo xoolo ah, dhaawacyo iyo guryo badan oo roobabka ay burburiyeen.

Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa la xiriirtay dadka degaanka, warbixintan ayeyna noo soo dirtay.

Duufaanta Gati oo ku dhufatay qeybo ka mid ah Puntland
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:08 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG