Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Duufaano laga cabsi qabo inay ku dhuftaan gobolka Bari


Gobolka Gardafu ee Puntland ayaa waxaa xalay ka billowday roobab lixaad leh, iyadoo maantana ay roobabkaasi ka da’ayeen deegaankaas iyo deegaanada u dhow ee gobolka Bari.

Roobabkaasi ayaa waxay kusoo beegmeen xili cabsi laga qabay duufaano la sheegay inay ku soo wajahan yihiin deegaano ka mid ah gobolka Bari ee Puntland.

Faadumo Yaasiin Jamac ayaa warkan inooga soo dirtay magaaladda Boosaaso.

Duufaano laga cabsi qabo inay ku dhuftaan gobolka Bari
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:40 0:00


XS
SM
MD
LG