Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dowladda federaalka iyo Puntland oo barnaamij iska kaashanaya


Boosaaso
Boosaaso

Dowladda federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Puntland ayaa iska kaashanaya barnaamij dhaqaale lix bilood soconaya lagu siinayo 26 kun oo isugu qoysas beeralay iyo xoolaley ah.

Qoysaskan ayaa waxaa saameyn xooggan oo dhaqaale ku yeeshay Ayax ku habsaday gobollo ka mid ah Soomaaliya, kaasi ka baabi’iyey dalaggii u beernaa iyo dhulkii ay xoolaha u daaqayeen.

Wasiirka shaqada, shaqaalaha, iyo dhalinyarada iyo ciyaaraha Puntland Jamac Faarax Muuse ayaa VOA uga waramay barnaamijkan iyo faa’iidada uu u leeyahay beeraleyda iyo xoolo dhaqatada.

Wariyaha VOA-da Yuusuf Maxamuud Yuusuf ayuu u warramay.

Dowladda federaalka iyo Puntland oo barnaamij iska kaashanaya
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:00 0:00


XS
SM
MD
LG