Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Internet-ka oo ganacsiyo badan suuqa ka saaray


Muqdisho

Soomaaliya Internet-ka waxa uu kamid noqday wax-yaabaha aas-aasiga u ah nolosha sida dunida inteeda kale, laakiin waxa uu saameyn ku yeeshay ganacsiyo badan oo qarka u saaran in daraaddii u burburaan.

Ganacsato badan oo ka shaqeysata iibinta buugaagta ayaa hadda sheegaya in uu aad ugu yeeshay saameyn lixaad leh, waxayna qaarkood sheegayaan iney lumiyeen macaamiil badan oo ku xirnaa.

Ayada oo dadka ay hadda awood u leeyihiin inay buugaagta badankood ka helaan internet-ka, ayaga oo xitaa aan mararka qaar lacag ku iibsan, ayaa taas waxay dhaawacday kuwii buugaagta iibin jiray.

Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray weriyaha VOA-da Cabdicasiis Axmed Barrow.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:11 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG