Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Musharraxiinta Madaxweynaha oo Shir uga Furmay Muqdisho


Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay shir wadatashi ah oo ay leeyihiin musharaxiinta u taagan tartanka madaxweynenimo ee doorashada Soomaaliya.

Shirkan oo muddo sadex maalmood ah socon doona ayaa ku soo beegmaya xilli dhawaan ay siyaasiyiinta mucaaradku ay ka soo horjeesteen Guddiyadii doorashada ee dowladda Federalka iyo Maamul Goboleedyadu ay soo dhiseen, iyagoo ku tilmaameen inay xubno ka yihiin askar iyo shaqaale dowladeed.

Warbixin ka hadleysa shirkan waxaa Muqdisho ka soo diray wariyaha VOA Cabdulqaadir Cumar Cabdulle

Shir u furmay musharraxiinta madaxtinimo ee Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:49 0:00


XS
SM
MD
LG