Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ardey Soomaali ah oo ku Go'doonsan Gobolka Tigray


Qiyaastii 50 ardey Soomaali ah ayaa la sheegayaa in ay ku go’doonsan yihiin gobolka Tigray ee ay dagaaladu ka socdaan dalka Ethiopia.

Ardeydan ayaa qaarkood waxa ay deeq waxbarasho ku dhiganayeen jaamacada Mekele ee caasimada gobolka Tigraay. Falastin Ahmed Iman ayaa warbixintan ku eegeysa.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:35 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG