Isku xirrada

War Deg-Deg ah

RW-hii hore Xasan C. Kheyre oo ka Hadlay Doorashada


Ra’iisul wasaarahii hore ee Somaliya Xassan Cali Khayre oo muddo Soomaaliya ka maqnaa ayaa maanta markii uu dib ugu noqday Muqdisho ka digay in doorasho dib loo dhigo ama ku dhacda nidaam aan heshiis lagu aheyn ay Soomaaliya u horseedo khatar.

Waxa uu sheegay Xassan Cali Khayre in doorasho dib loo dhiga ay dhalin karto qalalaase la mid ah kan haatan ka socda dalka Ethiopia ee salka ku haya doorasho dib u dhacday.

Wariyaha VOAda Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan Muqdisho ka soo diray.

Dhageyso Warbixinta RWe Kheyre
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:25 0:00


XS
SM
MD
LG