Wafdi ka socda DDS ayaa maalmahan booqasho ku jooga gobolka Awdal ee Somaliland. Labada dhinac ayaa kawada hadlay arrimo ay ku jiraan ammaanka, fududeynta isu-socodka labada dhinac iyo ganacasiga.
Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa magaalada Boorama ka soo diray wariyaha VOAda Haashim Sheekh Cumar Good.