Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ileyska VOA: Dhibaatada uu Ayaxa ku hayo Soomaaliya


Barnaamijkii Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dhibaatada uu Ayaxa ku hayo Soomaaliya xilli uu saameeyey gobollo badan oo dalka ka mid ah. Ayaxa ayaa waxyeello xooggan gaarsiiyey dhul beereed badan halkaasi oo uu ku sababay khasaare badan. Waxaa barnaamijka soo diyaariyey soona jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

ILEYSKA VOA
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:20:39 0:00



XS
SM
MD
LG