Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shabakad cusub oo kusoo biirtay baraha bulshada


Shirkadaha maamula baraha bulshada ayaa sanadkan 2020 tiradoodu sii badatay kadib markii xanuunka Coronavirus uu iskaga gudbay xuduudaha dunida oo dhan, nolosha dadka badankiisana ay daruuri u noqdeen adeegsiga internet-ka iyo baraha ay bulshadu ku xidhiidho.

Tan iyo markii ay soo dhawaatay doorashada madaxtinimada Maraykanka, shabakadaha qaarkood ayaa soo rogay faaf-reeb si ay uga hortagaan fariimaha ay u arkaan inay bulshada kicinayaan, taasina waxay keentay in dadka qaar culays u arkaan in fariimohooda la baahin waayo.

Sidaas darteed yaa todobaadkii hore la sameeyay shabakad cusub oo baraha bulshada oo lagu magacaabo Parler, oo aan waxba ka joojinayn dadka adeegsanaya, waxana durba isticmaalaya ku dhawaad 5 million oo qof.

Sahra Ciidle Nuur ayaa warbixintan ku eegaysa adeegsiga baraha bulshada iyo saamaynta ay dadweynaha caalamka ku leeyihiin.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:40 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG