Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka Dhageystaha: Halista kiimikooyinka ay ku hayaan Soomaaliya


Wicitaanka Dhageystaha
Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu ku saabsan yahay halista kiimikooyinka ay ku hayaan Soomaaliya, gaar ahaan kiimikooyinka loo adeegsado bacraminta beeraha, oo Golaha Ammaanka QM uu sheegay in sidoo kale laga sameeyo walxaha qarxa.

Barnaamijka waxaa marti ku ah Xuseen Macallin oo ah agaasimaha machadka daraasaadka amniga ee Hiraal. Waxaa soo jeedineysa Sahra Cabdi Axmed.

Wicitaanka Dhageystaha
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:19:05 0:00


XS
SM
MD
LG