Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xarunta safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo 30 sano kadib la furay


Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

Xarunta safaaradii hore ee Soomaaliya ayaa dib loo furay muddo 30 sano kadib oo aysan deganeyn safaaradda ayada oo gacanta dowladda Soomaaliya ka maqeynd.

Dhismaha safaaradda ayaa muran dheer iyo loolan sharci ah kadib waxaa gacanta dowladda Soomaaliya lagu soo celiyey 2013-kii, waxaana hadda la dhameeyey dayactir lau sameeyey.

Safaaradda Soomaaliya ayaa la filayaa inay u guurto dhismahan, oo ay ku shaqo billowdo sida uu sheegay safiirka Soomaaliya ee Kenya.

Warbixintan waxaa Nairobi kasoo dirtay Intisaar Saalax Xuseen.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:50 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG