Isku xirrada

War Deg-Deg ah

200 oo Arday Soomaali ah oo ka qalinjabisay Jaamacadaha India


Arday Soomaali ah oo gaaraysa 200 ayaa sanadkan ka qalanjebisay jaamacadaha ku yaalla dalka India, iyadoo cudurka COVID-19 uu aad u saameeyey halgankooda waxbarasho.

Falastiin Axmed Jimcaale oo kamid ah ardayda qalinjabisay ayaa VOA uga warrantay nolosha ardayda Soomaalida ah ee dalka India wax ku barata iyo inta ay la’egyihiin kuwa waxbarashada dhamaeystay sanadkan.

Wariyaha VOA ee qaarada Australia iyo Koonfurta Asia ibrahim Cumar Baafo oo khadka telefoonka kula xiriiray ayaa warbixintan Melbourne nooga soo diray.

Warbixinta Ardayda India
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:30 0:00


XS
SM
MD
LG