Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Isticmaalka gaadiidka daweynaha ee Muqdisho oo sii yaraanaya


Muqdisho
Muqdisho

Magaalada Muqdisho oo ay ku nooshahay bulsho badan ayaa waxaa hoos usii dhacaya dadka raaca gaadiidka dadweynaha ee ka dhex shaqeeya caasimadda.

Sababta ugu weyn ee arrintan ayaa ah mootada bajaajta loo yaqaan oo sanadihii dhowaad kusoo badatay magaalada, aadna loo adeegsado iminka.

Dhinaca kale gaadiidka yar ee hadda shaqeeya ayaa waxay kamid yihiin ganacsiyada fara ku tiriska ah ee weli sii isticmaala Shilinka Soomaaliga ah, waxaana aad u adeegsada dadka danta yar ee aan awoodin iney raacaan mootooyinka.

Warbixintaan waxaa Muqdisho kusoo diray weriyaha VOA-da Cabdicasiis Axmed Barrow.

Warbixinta PL-ka iyo SHINLIN SOOMAALIGA
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:16 0:00


XS
SM
MD
LG