Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waa Sidee Nolosha Deegaanka Buurane?


Dagaallada u dhexeeya ciidamada dowladda iyo kooxda Al-Shabaab ayaa sabab u noqday in deegaano hore u camirnaa ay maanta isu badalaan kuwa laga guuray oo haawanaya, dadkii degaanaana ay deegaano kale nolol u raadsadeen.

Deegaanka Buurane oo ah deegaan caan ah oo ku yaalla gobolka Shabeellaha Dhexe, islamarkaana 23km dhanka waqooyi kaga beegan magaalada Jowhar ayaa ka mid ah deegaannada ay colaaduhu saameeyeen.

Wariyaha VOA Xuseen Xassan Dhaqane oo tagay deegaanka Buurane ayaa warbixintan ku eegaya sida ay nolosha magaaladu u cammirnaan jirtay iyo sida ay haatan tahay.

Waa sidee nolosha deegaanka Buurane?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:19 0:00


XS
SM
MD
LG