Saddex qof oo isku qoys ah ayaa ku dhimatay miino kula qaraxday deegaanka la yiraahdo Dharkayn-geeyo ee ku yaala gobolka Sool, kuwaas oo ahaa xoolo dhaqato, sida uu VOA usheegay gudoomiyaha dharkayn-geeyo Sakariye Abdulllaahi Xirsi. Wariyaha VOA ee magaalada Laascaanood C/kariim olol ayuu uga warramay sida ay wax u dhaceen.
Facebook Forum