Barnaamijka Bandhigga VOA, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay baqdinta laga qabo musuq-maasuq hareeya doorashada soo socota ee Soomaaliya, oo la filayo in la guda galo toddobaadyada soo socda.
Falastiin Axmed Iimaan ayaa soo jeedineysa barnaamijka.
Facebook Forum