Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xal laga gaaray xiisad ka taagneyd xadka Somalia iyo Ethiopia


Colaad in muddo ah ka jirtey deegaanada ku teedsan xuduudda ay wadaagaan dalalka Soomaaliya iyo Ethiopia ayaa heshiis laga gaaray.

Heshiiskan ayaa waxaa wada gaaray xubno ka tirsan maamulka Galmudug iyo dowlad deegaanka Soomaalida ee Ethiopia.

La-talaiyaha dhinaca amniga ee madaxweyneha Galmudug Jeneral Cabdi Jaamac Cabdulle Xabeeb ayaa kadib wada hadalkaasi u warramay wariyaha VOA ee Gaalkacyo Cabdiwaaxid Macalin Isaaq.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:44 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG