Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qarax ka dhacay guriga wasiir ka tirsan Jubaland


Kismaayo

Wasiirka Deegaanka iyo Dalxiiska Maamulka Jubaland Caydiid Saleebaan Xaashi ayaa ka bad-baaday isku day dil kadib markii xalay fiidkii Qarax miino loogu xiray gurigiisa.

Weerarkaasii ayaa waxaa ku geeriyooday saddex askari oo ka mid ahaa ilaaladii Wasiirka.

Wasiir Caydiid oo la hadlay Idaacadda VOA ayaa sheegay inuu caafimaad qabo, islamarkaana oo aysan jirin wax dhib ah oo isaga kasoo gaaray weerarkaasi.

Wasiirka ayaa Khadka taleefonka ugu warramay weriyaha VOA-da ee Nairobi Khadar Maxamuud Xareed.

Qarax ka dhacay guriga wasiir ka tirsan Jubaland
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:45 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG