Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Askar lagu dilay qarax ka dhacay duleedka Dhuusamareeb


Ciidamada dowladda

Laba askari ayaa dhintay, sideed kalena wey ku dhaawacmeen kadib markii qarax lagula eegtay deegaanka Mil-dhaqo oo 15km koonfur ka xiga magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud.

Askarta dhimatay iyo kuwa dhaawacmay ayaa gebi ahaan ka tirsanaa qeybta 21-aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliya, kuwaas oo mudooyinkan Galguduud ka waday howlgallo ka dhan ah ururka Al-Shabaab.

Wariyaha VOA-da gobolka uga soo warrama Cabdiwaaxid Macalin Isaaq ayaa warbixintan Gaalkacyo kasoo diray.

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:35 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG