Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Kaalinta Soomaalida ee siyaasadda Mareykanka


Wicitaanka Dhageystaha
Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay kaalinta Soomaalida iyo siyaasadda Mareykanka. Waxaa marti ku ah Maxamuud Nuur oo ka mid ah hogaamiyayaasha Soomaalida ee gobolka Minnesota, ahaanaa qofkii ugu horreeyey ee Soomaali ah ee iska sharxa gobolka. Waxaa barnaamijka soo jeedineysa Sahra Cabdi Axmed.

Wicitaanka Dhageystaha
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:15:49 0:00


XS
SM
MD
LG