Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee Muqdisho looga arkay guusha Biden?


Joe Biden ayaa shalay noqday madaxweynaha la doortay ee Mareykanka kadib markii la sheegay inuu ku guuleystay codadka gobollo tiradooda ergeda codeynta ay ka badan tahay 270.

Haddaba qaar ka mid ah dadka ku nool magaalada Muqdisho ayaa ka falceliyay, oo aragtidooda ka dhiibtay guusha Joe Biden.

Weriyayaasha VOA ee Muqdisho Xasan Kaafi Qoyste ayaa soo diray warbixintan.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:22 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG