Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cabdullahi Macallin Salaad oo ka mid noqday Golaha Deegaanka ee New Brighton


Sawirka Cabdullahi Macallim-Salad Cabdulle
Sawirka Cabdullahi Macallim-Salad Cabdulle

Musharrax kale oo Soomali ah ayaa guul ka keenay, doorashooyinki Golayaasha Deegaanka ee Talaadadi ka dhacay gobolka Minnesota.

Cabdullahi Macalim Salaad Cabdulle, ayaa ku guuleystay xubinnimada Golaha Deegaanka ee magaalada New Brighton ee gobalka Minneosta, taasoo sii xoojisay guulaha ay musharraxiintii Soomaalida aheyd kasoo hooyeen min federaal ilaa degmo.

Wariyaha VOA-da ee gobolka Minnesota, Maxmuud Mascadde ayaa guushiisa ka wareystay, Cabdullahi Macallim Salad.

Halkaan ka dhageyso wareysiga Cabdullahi Macallim Salad
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:31 0:00


XS
SM
MD
LG