War Deg-Deg ah

Wicitaanka Dhageystaha: Qoondada haweenka ee baarlamanka

Wicitaanka Dhageystaha
Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay qoondada haweenka ay ka heli karaan baarlamanka cusub ee lasoo dhisayo ee Soomaaliya. Waxaa marti ku ah Dr. Cabdi Cali Xasan oo ka tirsan baarlamanka hadda jira. Waxaa barnaamijka soo jeedineysa Sahra Cabdi Axmed.

Wicitaanka Dhageystaha
Embed

No media source currently available


XS
SM
MD
LG