Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sheekh Shariif oo gaaray magaalada Jowhar


Sheekh Shariif
Sheekh Shariif

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo haatanna hoggaamiya dallada xibsiyada qaran ayaa maanta booqday magaalada Jowhar ee caasimadda maamul goboleedka HirShabelle.

Safarka ayaa imanaya ayada oo Jowhar ay ka socoto dhismaha maamulka cusub ee HirShabeelle, ayada oo dhowaan lagu dhowaaqay xildhibaannada lasoo xulay ee maamul goboleedkaasi oo soo dooran doona madaxweynaha maamulka.

Warbixintan waxaa inoo soo diray Xuseen Xasan Dhaqane.

Sheekh Shariif oo gaaray magaalada Jowhar
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:39 0:00



XS
SM
MD
LG