Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sool: Heshiis laga Gaaray Colaad u Dhaxaysay laba Beelood


Sool
Sool

Deegaanka Adhicadeeye ee gobolka Sool waxaa maanta heshiis lagu dhex dhigay beelo muddo ay colaadi u dhaxaysay oo wada dega gobolka Sool.

Shirka nabadeynta oo muddo laba bilood ah socday ayaa gababadiisii laga soo saaray qodobada ay ku heshiiyeen labada beelood, sida uu ku soo waramayo wariyaha VOA ee Laascaanood, Cabdikariim Olol.

Heshiis laga gaaray colaad ka taagneyd deegaanka Ari Caddeeye
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:15 0:00


XS
SM
MD
LG