Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ayax Xaaluf ka Gaystay Gobollada Hiiraan iyo Sh/Dhexe


Ayax
Ayax

Ayax fara badan oo raxan-raxan u socda ayaa xaalufiyay dalagyada, dhirta iyo daaqa ee deegaano ka tirsan gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.

In badan oo ka mid ah bulshooyinka ay dhibaatadu saameysey ayaa horeyba ugu baahnaa gargaar bani'aadamnimo maaddaama ay ka soo kabanayaan masiibooyin kale.

Haddii ayaxa aan si dhakhso ah loo xakamayn, waxa ay taasi saameyn weyn ku yeelan kartaa awooda dadka ee helista cunto ay ku quudiyaan qoysaskooda.

Warbixin arrintan ku saabsan waxaa noo soo diray wariyaha VOA ee Hiiraan, Xuseen Xassan Dhaqane.

Ayax fara badan oo xaaluf ba'an ka gaystay Hiiraan iyo Sh/Dhexe
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:47 0:00


XS
SM
MD
LG