Isku xirrada

War Deg-Deg ah

France: Culimada Soomaalida oo Diiday Dil lala Beegsado Rayidka


Culimada Soomaaliyeed ayaa si isku mid ah u cambaareeyay dilka dadka rayidka ah lala beegsaday iyo hadallada ay dhibsadeen Muslimiinta ee ka soo yeedhay madaxweynaha Faransiiska, iyaga oo ku baaqay in laga shaqeeyo sidii loo heli lahaa is ixtiraam iyo wada noolanshaha dadka kala diimaha duwan.

Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa inoo haya Xuseen Barre.

Warbixinta Rabshadaha Fransiiska
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:48 0:00

XS
SM
MD
LG