Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faah-faahin laga bixiyey buufino lagu arkay hawada Soomaaliya


Todobaadyadii u dambeeyay waxaa hawada Soomaaliya lagu arkayey buufinno waaweyn oo joog sare ku duulaya, taasoo hadal heyn badan ka dhex dhalisay bulshada oo aan walxa noocaasi ah horey u arag.

Haddaba Hay’adda Duuslista Rayidka ee Soomaaliya ayaa ka war bixisay walxahaasi oo kuwoodii ugu dambeeyay shalay lagu arkay iyagoo maraya meel ku dhow Muqdisho.

Maxamed Colaad Xassan ayaa arrintan ka wareystay Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duuslista Rayidka Soomaaliya Axmed Macalin Xassan.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:01 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG