LAASCAANOOD —
Booliiska magaalada Laascaanood ee Somaliland ayaa ka hadlay tallaabo habeenkii xalay magaalada looga saaray Abuukar Cawaale Qaad-diid oo u ololeeya la-dagaalanka qaadka.
Dhinaca kalena waxaa tallaabadan ka hadlay Abuukar Cawaale Qaad-diid oo iska fogeeyay eedeynta uga timid dhinaca Somaliland.
Hoos ka dhageyso wareysiga taliyaha booliska gobolka Sool, oo uu qaaday Cabdikariim Olol iyo jawaabta Qaad-diid uu siiyey werriyaha VOA ee Garoowe Nuux Muuse Birjeeb.
Facebook Forum