BERLIN —
Dawladda Jarmalka ayaa abaalmarinta sannadkan ee German Africa Award oo la guddoonsiiyo dadka u dhaqdhaqaaqa nabadda, dimoqraadiyadda iyo xuquuqda aadanaha siisay Ilwaad Elman oo Agaasime ka ah hay’adda xuquuqda aadanaha ee Elman Peace and Human Rights Center.
Haddaba Haaruun Macruuf ayaa Khadka telefoonka magaalada Berlin kula xiriiray Ilwaad Elman, waxaana uu weydiiyey sida ay u aragto abaalmarinta la siiyey habeenkii xalay?
Facebook Forum