Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mas'uul ka tirsanaa shirkadda Amal oo lagu dilay Kismaayo


Kooxo hubaysan ayaa galabta magaalada Kismaayo ee xarunta Gobbolka Jubada Hoose madixii shirkadda Amal ee Jubooyinka Cabdullahi Cabdisalaan Shigshigow.

Dilka oo ka dhacay xaafadda Calanley ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa gaystay kooxo Bastoolado ku hubaysnaa kuwasoo goobta ka baxsaday.

Hay’adaha ammaanka Kismaayo ayaa sheegay inay qabteen dhowr qof oo lagu tuhmayo dilkan.

Sahra Cabdi Axmed ayaa warbixintan diyaarisay.

Mas'uul ka tirsanaa shirkadda Amal oo lagu dilay Kismaayo
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:56 0:00



XS
SM
MD
LG