Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Duuliye Sare Axmed Dheere


Duuliye Sare Axmed Dheere
Duuliye Sare Axmed Dheere

Duuliye sare Axmed Maxamed Xasan oo loo yaqaan Axmed Dheere waxa uu ku biiray Ciidamadii cirka ee Soomaaliya sanadkii 1973-kii sida uu u sheegay Idaacadda VOA.

Waa duuliyihii go’aansaday inuu bambooyinkii diyaaraddu xanbaarsanyd aanu ku garaacin Hargeysa, taa bedelkeedana uu fadhiisiyo diyaaradda dalka Jabuuti.

Arrintan ayaa dhacday xilligii uu socday dagaalkii xukuumaddii milatariga ee Maxamed Siyaad Barre iyo ururka SNM.

Duuliye Axmed Dheere oo hadda jooga magaalada Hargeysa ayaa u warramay Khadar Maxamed Cakule, isagoo ugu horeyn ka jawaabaya sababta diyaaraddiisa looga baahday inay Hargeysa duqayso.

Wareysi: Duuliye Sare Axmed Dheere
please wait

No media source currently available

0:00 0:14:01 0:00


XS
SM
MD
LG